Over Hiil Data
Hallo Data waa app kuu sahla inaad si fudud uga iibsato internetka.
Hiil Data waa adeeg kuu fududeynaya inaad si dhaqso leh oo ammaan ah uga iibsato xirmooyinka internetka shirkadaha dalka.
Waxaad si sahlan uga dooran kartaa:
shirkadda adeega
xirmada internetka
qiimaha kugu habboon
lambarka lagu shubayo
Hiil Data-app wuxuu kaa caawinayaa:
inaad si fudud u aragto xirmooyinka la heli karo
inaad si degdeg ah u sameyso dalab
inaad la socoto xaaladda dalabkaaga
inaad hesho adeeg nidaamsan oo fudud in la isticmaalo
Astaamaha app-ka:
muuqaal nadiif ah oo fudud
dalab sameyn degdeg ah
xulashooyin badan oo xirmooyin ah
la socodka dalabka iyo xaaladdiisa
adeeg ku habboon istischmaalka maalinlaha ah
Hiil Data App waxaa loogu talagalay inuu kuu sahlanaado helitaanka adeegyada data-da si degdeg ah, ammaan ah, oo hab casri ah
Aanvullende APP -informatie
Laatste Versie
1.1.2Geüpload door
Annor Elvis
Android vereist
Android 7.0+
Categorie
Gratis Zakelijk APPInhoudsbeoordeling
Everyone
Veiligheidsrapport
Nu controleren
Melden
Rapporteer als ongepastWat is er nieuw in de nieuwste versie 1.1.2
Last updated on Jul 19, 2026
Deze versie bevat kleine bugfixes en algemene verbeteringen. Werk bij naar de nieuwste versie voor de beste ervaring.








