Tentang Hiil Data
Hiil Data waa app kuu sahla inaad si fudud uga iibsato internetka.
Hiil Data waa adeeg kuu fududeynaya inaad si dhaqso leh oo ammaan ah uga iibsato xirmooyinka internetka shirkadaha dalka.
Waxaad si sahlan uga dooran kartaa:
syirikadda adeega
xirmada internetka
qiimaha kugu habboon
lambarka lagu shubayo
Aplikasi Data Hiil wuxuu kaa caawinayaa:
inaad si fudud u aragto xirmooyinka la heli karo
inaad si degdeg ah u sameyso dalab
inaad la socoto xaaladda dalabkaaga
inaad hesho adeeg nidaamsan oo fudud di la isticmaalo
Aplikasi Astaamaha-ka:
muuqaal nadiif ah oo fudud
dalab sameyn degdeg ah
xulashooyin badan oo xirmooyin ah
la socodka dalabka iyo xaaladdiisa
adeeg ku habboon isticmaalka maalinlaha ah
Aplikasi Data Hiil waxaa loogu talagalay inuu kuu sahlanaado helitaanka adeegyada data-da si degdeg ah, ammaan ah, oo hab casri ah
Informasi APL tambahan
Versi Terbaru
1.1.2Diunggah oleh
Annor Elvis
Perlu Android versi
Android 7.0+
Kategori
Gratis Bisnis APLIKASIRating konten
Everyone
Laporan Keamanan
Periksa Sekarang
Apa yang baru dalam versi terbaru 1.1.2
Last updated on Jul 19, 2026
Versi ini berisi perbaikan bug kecil dan peningkatan umum. Update ke versi terbaru untuk mendapatkan pengalaman terbaik.







