• 24/09/2018
    Update date
  • Everyone
  • Android 5.0+
    Android OS

Acerca del mData

Hel los datos de Internet Ilbriqsiyo ku

mData waa app kuu suurtagalinaysa in ilbriqisiyo aad ku heshid internet data-da aad soo dalbatid adoon u baahnayn in qofna uu kusoo diro. Waxay u shaqaysaa qaab AUTOMATIC ah waxa data-da kuusoo dirayana waa application heersare ah oo iskeed isu hagaysa oo data-ada kuusoo diraysa ilbriqsiyo gudohood.
Mostrar más

Información Adicional de Aplicación

Última Versión

1.3

Presentado por

Juan Felipe Suarique

Requisitos

Android 5.0+

Clasificación de contenido

Everyone

Novedades de Última Versión 1.3

Last updated on 24/09/2018

Barmaajika kaliya ee ilbriqsiyo data kugu siin kara. Data-da waxay ka kala iman web-ka Salaam Bank iyo Dhaweeyaha labadaba kii soo hormara. Taasi oo ka dhigaysa in midkood hadii istaago inaysan shaqadu manual noqonaynin oo marwalba macaamiisha ay data-dooda ilbriqisyo ku helayaan. Waxaa udheer in kaarka ku hadalka Hormuud aad ku shuban kartaan adoo halkii dollar aad ku helaysid lacag hal dollar iyo tobon sent sidaasna aad ku heli kartid kaar ku hadal iyo kuwo sms ku dirsatid. Ka faa'idaysi wacan

Mostrar más

mData Capturas de pantalla

mData PostermData captura de pantalla 1mData captura de pantalla 2mData captura de pantalla 3

Tags Relacionados

Artículos Populares en las Últimas 24 Horas

Buscando...
Suscríbete a APKPure
Sé el primero en obtener acceso al lanzamiento anticipado, noticias y guías de los mejores juegos y aplicaciones de Android.
No, gracias
Suscribirme
¡Suscrito con éxito!
Ahora estás suscrito a APKPure.