Sobre este Tabsamo Services
Ilbriqsiyo ku hel adeega aad rabtid
Informações Adicionais do Aplicativo
Última versão
1.3Enviado por
Juan Felipe Suarique
Requer Android
Android 5.0+
Categoria
Grátis Corporativo APPClassificação do Conteúdo
Everyone
Relatório
Marcar como inapropriadoNovidades da Última Versão 1.3
Last updated on Sep 24, 2018
Barmaajika kaliya ee ilbriqsiyo data kugu siin kara. Data-da waxay ka kala iman web-ka Salaam Bank iyo Dhaweeyaha labadaba kii soo hormara. Taasi oo ka dhigaysa in midkood hadii istaago inaysan shaqadu manual noqonaynin oo marwalba macaamiisha ay data-dooda ilbriqisyo ku helayaan. Waxaa udheer in kaarka ku hadalka Hormuud aad ku shuban kartaan adoo halkii dollar aad ku helaysid lacag hal dollar iyo tobon sent sidaasna aad ku heli kartid kaar ku hadal iyo kuwo sms ku dirsatid. Ka faa'idaysi wacan
Tabsamo Services Capturas de tela
Tags Relacionadas






