Quraanka Somali oo Maqal ah simgesi

24.01.10 by Holy Quran Apps


Jan 17, 2024

Quraanka Somali oo Maqal ah hakkında

Türkiye

MP3 / Ses / Tafsiir Af Soomaali Kuran (Quraanka Kariimka) Somalili Mevlid

Quraan (carabi: Qur'an; ingiriis: Kuran) waa kitaabka Alle Allah (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed barış be on him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (tanrı) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed Peace be upon him.svg (nnkh) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar oo bilaabmayao Diisembar, 22kabeedi CD 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed barış üstüne olsun.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed barış onun üzerine olsun. onun üzerine.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka o samaysan 7 aaya aaya ilaa laga laga gaeeo sukaa 7 aaya aaya laga laga gaeeo sukaa 7 6 ayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliya iyo xisa dhama. Sidoo lahana, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay içinde kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi mum ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

En son sürümde yeni olan 24.01.10

Last updated on Jan 17, 2024

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Çeviri Yükleniyor...

Ek UYGULAMA Bilgileri

En Son Sürüm

Güncelleme Quraanka Somali oo Maqal ah İste 24.01.10

Yükleyen

Eyad Shalaby

Gereken Android sürümü

Android 7.0+

Available on

Quraanka Somali oo Maqal ah Google Play'den İndirin

Daha Fazla Göster

Quraanka Somali oo Maqal ah Ekran görüntüleri

Yorum Yükleniyor...
Diller
Diller
Aranıyor...
APKPure'a abone olun
En iyi Android oyunlarının ve uygulamalarının ilk sürümüne, haberlerine ve rehberlerine ilk erişen kişi olun.
Hayır, teşekkürler
Üye olmak
Başarıyla abone oldu!
Şimdi APKPure'ye abone oldunuz.
APKPure'a abone olun
En iyi Android oyunlarının ve uygulamalarının ilk sürümüne, haberlerine ve rehberlerine ilk erişen kişi olun.
Hayır, teşekkürler
Üye olmak
Başarı!
Şimdi bültenimize abone oldunuz.