Quraanka Somali oo Maqal ah Zeichen

24.01.10 by Holy Quran Apps


Jan 17, 2024

Über Quraanka Somali oo Maqal ah

Deutsch

MP3 / Audio / Tafsiir Af Soomaali Quran (Quraanka Kariimka) Somali Qur`ān

Quraan (carabi: Qur'an; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle Allah (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed Friede sei mit ihm.svg (n.n.k.h.)

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (Gott) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed Friede sei mit ihm.svg (nnkh) wakhti 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed Friede sei mit ihm.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka wachsaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed Friede sei mit ihm. auf ihn.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee wachsaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo fern Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka o samaya 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa wachsaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, wachsa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliya iyo xisa dhama, ialinta. Sidoo Grünkohl, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu Tallo-Galay in Kitaabku Noqdo Mitte Hogaamiya Nolosha Dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi Wachs ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, wachsaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi Waxaa Dheer, Quraanka Oo Lagu Akhrinayo Luuqada Carabiga Ayaa Waxa La Akhriyaa Wakhtiga La Tukanayo Salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka wachsaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka wachsaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi wachsay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Was ist neu in der neuesten Version 24.01.10

Last updated on Jan 17, 2024

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Übersetzung wird geladen...

Zusätzliche APP Informationen

Aktuelle Version

Quraanka Somali oo Maqal ah Update anfordern 24.01.10

Von hochgeladen

Eyad Shalaby

Erforderliche Android-Version

Android 7.0+

Available on

Erhalt Quraanka Somali oo Maqal ah auf Google Play

Mehr anzeigen

Quraanka Somali oo Maqal ah Screenshots

Kommentar wird geladen...
Sprachen
Sprachen
Suchen...
Abonnieren Sie APKPure
Erhalten Sie als der Erste den Zugang zu Vorabversionen, Neuigkeiten und Anleitungen der besten Android-Spiele und -Apps.
Nein, danke
Anmeldung
Erfolgreich abonniert!
Sie haben jetzt APKPure abonniert.
Abonnieren Sie APKPure
Erhalten Sie als der Erste den Zugang zu Vorabversionen, Neuigkeiten und Anleitungen der besten Android-Spiele und -Apps.
Nein, danke
Anmeldung
Erfolg!
Sie sind jetzt unseren Newsletter abonniert.