Quraanka Somali oo Maqal ah アイコン

24.01.10 by Holy Quran Apps


2024年01月17日

このQuraanka Somali oo Maqal ahについて

日本語

MP3 /オーディオ/ TafsiirのAf Soomaaliコーラン(Quraanka Kariimka)ソマリアクルアーン

Quraan(carabi:Qur’an; ingiriis:Koran)waa kitaabka Alle Allah(s.w.t)ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be on him.svg(n.n.k.h)、kaas oo ku qoran luuqadacarabiga。

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamkadhamaanteed。

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay(god)kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey NebiMuxamedMohamed平和が彼にあります。 40 jir、ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii、oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be on him.svg(nnkh)geeriyooday。 Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nooldunida。

Kitaabka Quraanka Waxaa loo kala saaraa、guud ahaan、labo qeybood oo kala ah Makki(oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be on him.svg intii uu magaalada Makkah joogay)iyo Madani(oo ah Qura ku m彼に.svgwakhtigiiuu magaalada Madiina deganaa)。 Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee Waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado、kuwaasi oo loo sii kala saaroaayado。 Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa(mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid")oo ka o samaysan 7 aayadood ilaa laga laga gaeeo sukaa 7 6aayadood。

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa Waxaa ku xusan dhamaan taariikhda、nolosha、tilmaamida iyo hogaanka、wixii horey u dhacay、waxa dhici doona、nolosha dunida、nolosha aakhiro、maalinta qooliya iyo xisa dhama、maal。 Sidoo kale、Ilaahay(s.w.t)wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya noloshadadka。 Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi Wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaadadka。

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan、waxaana loo yaqaanaa SharcigaShariicada。

Intaasi Waxaa dheer、Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa Waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayosalaadaha。 Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka Waxaa loo yaqaanaaXaafid。 Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka Waxaa loo yaqaanaatowjiid。 Si kastaba ha ahaatee、bisha Ramanan dadka muslimiinta ahi Waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaadatarawiixda。

最新バージョン 24.01.10 の更新情報

Last updated on 2024年01月17日

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

翻訳中...

アプリの追加情報

最終のバージョン

Quraanka Somali oo Maqal ah 更新を申請する 24.01.10

投稿者

Eyad Shalaby

Android 要件

Android 7.0+

Available on

Quraanka Somali oo Maqal ah をPlayストアでダウンロード

もっと見る

Quraanka Somali oo Maqal ah スクリーンショット

コメントをよみこんでいます...
言語
言語
検索中…
APKPureをを購読する
最高のAndroidゲームアプリの最新リリースやニュースやガイドなどの情報にいち早くアクセスすることができます。
いいえ結構です
購読
購読完了!
APKPureの購読が完了しました。
APKPureをを購読する
最高のAndroidゲームアプリの最新リリースやニュースやガイドなどの情報にいち早くアクセスすることができます。
いいえ結構です
購読
成功!
ニュースレターを購読しました。