Soomar Zeichen

10.0 1 Rezensionen


61.0.0 by Somali Online Market


Oct 11, 2023

Über Soomar

Deutsch

Somali Online-Markt SOOMAR waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-Commerce

HORUDHAC

--------------------

Somali Online Markt (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-Commerce NOOC la jaanqaadi Karaa fahamka qofka Soomaliga ah, waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha, wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga dalka.

 Qaabka uu U shaqeynayo Apps-ka

Waxaa u qaabeynay hab-ka ay ISKU raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida, annagoo xooga saarnay inaa fududeyno HAB adeegsiga iyo si uu U noqdo Meel XOG kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga Heli Karo, mar waa Meel aa kusoo bandhigo karto adeega AAD u heyso bulshada marna waa suuq AAD ka iibsan karto Wachses kasta oo AAD u baahato.

Waa Laden-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa, kana dheehan kartaa waxaa u baahato.

Ganacsatadana Wey ist diiwaangelin Karaan ka dib ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.

 Wuxuu ka koobanyahay

-------------------------------------

 Einkaufen: -

oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha Kala duwan sida, Supermärkte, Elektronik, Carwooyinka, Büromaterial, Furniture, Ersatzteile iyo wixii la Mitte ah waaad arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC, E-DAHAB, E- MAAL, Mastercard, VISA CARD.

 Reisen: -

waxaa ka heli kartaa Dhamaan Reisebüros adigoo si fudud u ogaan kara halka AAD u safreyso diyaaradaha aada, maalmaha ay baxaan, qiimaha ka dibna ku iibsan kara Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo Sida EVC, E-DAHAB iyo E-MAAL, Mastercard, VISA-KARTE.

 Restaurants:

 waxaa ka arki kartaa oo AAD ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada AAAD dooneyso.

 Universitäten:

waxaa ku jira jaamacadaha, waxaa sahleynaa ardayda iyo waalidiinta iney u booqan Karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Fach-ka ay bixiso Jaamacad kasta, Fee-ga, Xiliyada uu semisterka Bilow yahay iyo xiliyada uu dhamaanayo.

 Krankenhäuser:

waxaa ku jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Doktor-ka daneyneyso Waxana si fudud u Bixin kartaa lacagta Ticket-ka-ka Doktor.

 TV und Radio: -

wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha iyo daawadayaasha iney la SOCON Karaan Progamm-yada warbaahinta, sidoo kale wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan, toos Ayaa Looga daawan Karaa loogana dhageysan Karaa.

 Cars: -

waxaad booqan Karaa oo Dhex wareegi kartaa Geerash-bla (Carwooyinka) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta, Modelle-ka, waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha.

 Shirkaddaha isgaarsiinta: -

 waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.

Waxaa sidoo kale ka Mitte ah adeegeenna

 Banken-ka,

 shirkadaha dhismaha,

 kuwa adeega Guud,

 Shirkadaha korantada,

 Kaalimaha shidaalka,

 Warshaddaha, Maktabadaha.

• WAXA UGU MUHIIMSAN

-------------------------------------

-inaa dheehan karto adeeg-bla, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.

-Inaa wici karto si toos ah isla App-ka dhexdiisa

-inaa Nachricht u diri karto.

-inaa ka iibsan karto

Was ist neu in der neuesten Version 61.0.0

Last updated on Oct 11, 2023

Bug fixes and performance improvements: In this release, we've fixed several bugs and improved the performance of our app to provide a better user experience.

Übersetzung wird geladen...

Zusätzliche APP Informationen

Aktuelle Version

Soomar Update anfordern 61.0.0

Von hochgeladen

Abdurrahman Bedir

Erforderliche Android-Version

Android 5.0+

Available on

Erhalt Soomar auf Google Play

Mehr anzeigen

Soomar Screenshots

Kommentar wird geladen...
Sprachen
Sprachen
Suchen...
Abonnieren Sie APKPure
Erhalten Sie als der Erste den Zugang zu Vorabversionen, Neuigkeiten und Anleitungen der besten Android-Spiele und -Apps.
Nein, danke
Anmeldung
Erfolgreich abonniert!
Sie haben jetzt APKPure abonniert.
Abonnieren Sie APKPure
Erhalten Sie als der Erste den Zugang zu Vorabversionen, Neuigkeiten und Anleitungen der besten Android-Spiele und -Apps.
Nein, danke
Anmeldung
Erfolg!
Sie sind jetzt unseren Newsletter abonniert.