Murtida Abwaanka ícone

9.0 by Soomaal Tech


Jul 30, 2021

Sobre este Murtida Abwaanka

Português

Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan Afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.

Anaguna, arrimahaa é biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu Isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka meados ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu maneira Badan tahay, mana ku soo koobmi karto hal dhigane iyo LABA Toona, se waxaan rajaynaynaa em ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa'iidaysan karo qormadana waxaa ka meados ah:

- Em sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar qoran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan karo.

- Em dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor kasta.

- Em lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, Iwm ...

“Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda ...”

Novidades da Última Versão 9.0

Last updated on Jul 30, 2021

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Traduzindo...

Informações Adicionais do Aplicativo

Última versão

Pedido Murtida Abwaanka Atualização 9.0

Enviado por

Mateusz Malarek

Requer Android

Android 4.1+

Available on

Obter Murtida Abwaanka no Google Play

Mostrar mais

Murtida Abwaanka Capturas de tela

Carregando Comentário...
Idiomas
Idiomas
Buscando...
Inscrever-se no APKPure
Seja o primeiro a ter acesso ao lançamento antecipado, notícias e guias dos melhores jogos e aplicativos para Android.
Não, obrigado
Inscrever-se
Inscreva-se com sucesso!
Agora você está inscrito no APKPure.
Inscrever-se no APKPure
Seja o primeiro a ter acesso ao lançamento antecipado, notícias e guias dos melhores jogos e aplicativos para Android.
Não, obrigado
Inscrever-se
Sucesso!
Agora você está inscrito em nossa newsletter.